Turkiga oo War cusub ka soo saaray dilkii Jamal khashoqgi (Daawo Sawirro)

Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa maanta sheegay in dowladdiisa ay hayso xog cusub oo ku saabsan dilka weriyaha Sacuudiga Jamaal Khaashuqji, islamarkaana ay dadweynaha usoo bandhigi doonaan caddeymaha, kadib markii baaritaanka kiiskan lasoo geba gebeeyey. Isaga oo ka hadlayey dalka Japan, oo uu safar ku joogo, ayaa Cavusoglu waxa uu weriyayaasha u sheegay … Continue reading Turkiga oo War cusub ka soo saaray dilkii Jamal khashoqgi (Daawo Sawirro)